Midowga Yurub

  1. .

    Dilkii afar xubnood oo ka tirsanaa qoys muslim ah iyo dhaawaca canug yar oo gaari xamuul ah ku jiiray magaalada London, Ontario, Canada, maalintii Axadda ee 6-da Juun, waxay soo cusbooneysiisay hadal heynta Islaam nacaybka ama Islaam nacaybka Galbeedka.

    next
  2. .

    Dalalka hodanka ah ee ugu dhaqaalaha roon dunida ee ururka ay ku midaysanyihiin magiiisa loo soo gaabiyo G7 ayaa sheegay in ay "aad uga walaacsan yihiin" wararka tibaaxaya xadgudubyada xuquuqda aadanaha ee ka dhacay gobolka colaaddu ka taagan tahay ee Tigray ee dalka Itoobiya.

    next