Taariikh

  1. Bolivia

    Waxaa loo aqoonsaday "ballaarinti taariikhiga ahayd ee dalka qaniga ah ee Peru", sida sanakdii 1961 laga soo xigtay taariikh yahanka u dhashay Chile ee Hernán Ramírez Necochea.

    next
  2. .

    Muslimiinta sannadkan wuxuu Ramadaankan u yahay mid ka duwan kuwii hore maadama lagu soo rogay xayiraado saameyn ku yeelatay cibaadooda si looga hortaggo fiditaanka feyraska Korona, balse waxaa dunida soo maray cudurro kale oo safmar ah oo saameyn ku yeeshay muslimiinta xilliga bisha Ramadaan.

    next