Militari

  1. Video content

    Video caption: Soomaaliya iyo Eritrea: Ma qarda-jeex baa in warqad loo diro madaxweyne Farmaajo?

    Guddiga Arrimaha Dibadda baarlamanaka Soomaaliya wuxuu soo saaray warqad uu madaxweynaha, Rasal wasaaraha iyo Guddoomiyaha baarlmaanka uga codsadeen in ay cadeyaan

  2. Saldhig weyn oo ciidamada badda ah ayaa Ruushku Suuriya ka samaystay 2017

    Waxa lagu baahiyey faafinta rasmiga ah ee Ruushka maalintii Salaasadii ee 9 Diisember, qoraalka heshii ay gaadheen Ruushka iyo Sudan oo ku saabsan saldhig milatari oo ciidamada badda ee Ruushku ka samaysanaan xeebta badda Cas, kaas oo u jeedadiisu tahay "adkaynt nabadda iyo nabadgelyada gobolka" laakiin aanay ahayn in lagu beegsado dhinacyo kale sida lagu sheegay hor dhaca heshiiskaas.

    next
  3. Diyaaradda U-2 waxaa loogu talagalay in howlgal qarsoodi ah ay kasoo sameyso deegaanadii ay gacanta ku hayeen militerigii USSR

    Diyaaradaha uusan duuliyaha saarneyn ee Drones-ka iyo Sattelite-ka ayaa la doonayay in lagu baddalo diyaaradda caanka ah ee wax basaasta ee loo yaqaanno U-2 taas oo soo qabatay shaqo aysan qaban karin diyaaradaha kale ee caadiga ah.

    next