Muusiko

  1. JUMEIRA

    Maalmihii la soo dhaafay waxaa magaalada Hargeysa ee Xarunta Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland ka taagneyd cabasho ku saabsan maqaayad lagu caweeyo oo uu ka socday bandhig-faneed taas oo sida la sheegay lagu dul furay sameecado

    next
  2. Video content

    Video caption: Fannaan Liibaan Jigjiga: "Waxaan ahay injineerka cunto karinta"

    Liibaan Jigjiga oo ka sheekeyay aqoontiisa cunto karinta iyo sida uu fanka ugu dhex wado.

  3. Video content

    Video caption: Maki Xaaji Banaadir: Heesta bacdaa dhuuqso iyo sheekadeeda

    Wax ka baro Maki Xaaji Banaadir oo ka sheekeeyay meesha uu ku dhashay. "Dadka haddii ay igu dhahaan Xamaraa ku dhalatay, waxaan dhahaa been ha iga sheegin haddii i kaseenin".

  4. Video content

    Video caption: "Heesaheygu waa jaceyl laakiin waxaa loo arkaa karbaashka wiilasha"

    Fanaanada da'da yar ee Princess Istaahil Mohmed Khaliif oo shegatay inay jeceshahay qaadida iyo curinta heesha raga lagu durayo.