Facebook

  1. Mark Zuckerberg

    Waxaa sidooda ahaan doona adeegyada facebook, Instagram iyo WhatsApp balse shirkadda wayn ee ay hoos imaadaan oo markii hore xitaa dusha sare ka ahayd Facebook ayaa loo yeelay magac kale.

    next
  2. Kim Kardashian West

    Fanaanadda caanka ah ee lagu magacaabo Kim Kardashian West iyo toboneeyo kale oo ah dad caan ah ayaa ku dhawaqay inay joojinayaan isticmaalka cinwaanadooda baraha bulshada taasi oo ay uga cabanayaan faafidda " naceybka, borabagaadada iyo wararka beenabuurka "waxaa sidaasi bayaan ay soo saartay ku sheegtay Kardashian West.

    next