FIFA

  1. Messi oo markii lixaad noqday laacibka dunida.

    ciyaartoyga Barcelona ee Lionel Messi ayaa ku guulaystay, ciyaartoyga ugu ragga ee billadda ay bixiso Fifa, taas oo lagu guddoonsiiyey Milan. Isaga oo ka qaaday ciyaartoyga reer Juventus ee Cristiano Ronaldo iyo ka Liverpool ee Virgil van Dijk.

    next