Ramadaan

  1. Nadyne Parr iyo saaxibteed Soraya Deen,

    Bishan Barakeysan ee Ramadaan Muslimiinta daafaha dunida ku kala nool way soomaan, haddaba qaar ka mid ah dadka aan Muslinka ahayn ayaa ka warramaya sababaha ay Ramadanka u Soomayaan.

    next
  2. W/Q:

    Cali Xalane, BBC laanta Carabiga

    Samosa

    Inta badan bulshada Soomaalida waxay karsadaan samboos bisha Ramadan, balse dadka qaar ayaa u arka inuu shaqo badan yahay. Haddaba maxay sameeyeen?

    next
  3. Video content

    Video caption: Sheekh cabdi Xayi: Khayrka 10-ka hore ee bisha Ramadaan

    Sheekh cabdi Xayi oo ka hadlaya Khayrka ku jira10-ka hore ee bisha barakeysan ee Ramadaan

  4. .

    Muslimiinta sannadkan wuxuu Ramadaankan u yahay mid ka duwan kuwii hore maadama lagu soo rogay xayiraado saameyn ku yeelatay cibaadooda si looga hortaggo fiditaanka feyraska Korona, balse waxaa dunida soo maray cudurro kale oo safmar ah oo saameyn ku yeeshay muslimiinta xilliga bisha Ramadaan.

    next
  5. Muslims breaking ramadan fast with ceremonial meal iftar

    Marka la gaaro bisha Soon-qaad ,Muslimiin badan ayaa ka fogaada wax cunista iyo cabsita inta u dhaxeeysa qorax soo baxa iyo qorax dhaca. Sanadkaan dunidu waxaa la soomayaa iyadoo dalalka caalamku ay ku jiraan xayiraado lagu xakameeynayo coronavirus.

    next
  6. Mucaawiya Muxumed Buraale

    BBC Somali

    Haweeney Ciraaq ku nool oo xiran maaskiga wejiga oo u adeegsaneysa bisha ramdan

    Ramadaankan wuxuu kaga duwan yahay Ramadaankan waxyaabo badan, waxaa la xiray misaajidda, waxaa dadka loogu baaqay inay kala fogaadaan, dalalka qaar waxay shacabkooda ugu baaqeen in salaadda taraawiixda ay guryaha ku tukadaan, waxaa jiraa Bandow looga hortaggayo coronavirus.

    next