Sudan

  1. Cumar Al-Bashiir

    Wargeysyada Carbeed ayaa ka falceliyay go'aanka Sudan ee ay ku shaacisay in ay u gacan gelinayso Maxkamadda Caalamiga ah ee Dembiyada eedaysaneyaasha loo haysto falalka ka dhacay gobolka Darfur oo uu ka mid yahay madaxweynihii hore Cumar Al-Bashiir.

    next
  2. Naada Al Qalcah

    Soomaalida ka falcelisay in 2 milyan oo asxaab oo Facebook ah ay gabadha heesaaga ah ee reer Suudaan gaartay, waxaa lagu tilmaamay in aad looga jecelyahay Soomaaliya.

    next
  3. Biyo-xidheenka Itoobiya

    Wargeysyo Carbeed ayaa ka waramy suurtogalnimada "weerar" ay Masar iyo Sudan ku duqeeyaan biyo-xidheenka Itoobiya marka la bilaabo in mar labaad lagu weeciyo biyaha si loo buuxiyo haradiisa. Waxaanay qaarkood ku nuuxnuuxsadeen muhiimada ay leedahay in la gaadho heshiis wax dabraya oo dhex maraya dhinacyada oo dhan.

    next
  4. Ra'isal wasaare Abiy Axmed

    Raa'isal wasaare Abiy Axmed oo seddex sana ka hor qabtay talada dalka Itoobiya iyo tallaabbooyinka uu qaadayba waxay dalkaasi u horseedeen isbeddelo dhowr ah inuu ku tallaabsado, balse isbeddellada waxaa hareeyey dhiigga shacabka oo maalin walba daadanaya, sicir barar iyo xubna mucaarad ah oo xabsiga loo taxaabay.

    next