Doorashada Kenya 2017

  1. .

    Aadan Barre Ducaale ayaa maanta laga qaaday xilkii guddoomiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya ee uu hayay toddobadii sanno ee lasoo dhaafay kaddib maanta ay xubnaha ka tirsan xisbiga haya talada ee Jubilee ay yeesheen shir wax looga baddalayo hoggaanka xisbiga.

    next