Aasiya

  1. Monkey screenshot

    Daanyeerku waxa uu ka mid yahay xayawaanka u dhaqmo sida bani'aadamka oo kale, sidaa awgeedna wuxuu xaday taleefoonka wiilkan oo hurdayay balse maalmo kaddib waxaa taleefoonkii lagu arkay sawirro iyo muuqaallo uu daanyeerkii xaday iska soo duubay.

    next