HIV/Aids

  1. Christopher Klettermayer

    Christopher Klettermayer wuxuu ku ogaaday inuu HIV qabo ‘si lama filaan ah’. Iyadoo 1-da bisha December la xusayo maalinta AIDS-ka Adduunka, khubaradu waxay sheegayaan in wali 12 milyan oo ruux aysan heli karin dawooyinka caawinaadda ah, iyadoo Covid-19 uu halis galinayo horumarkii horay loo sii gaaray.

    next
  2. Adam Castillejo

    Adam Castillejo, oo ah "Bukaanka London", wuxuu caabuqa xor ka yahay in ka badan 30 bilood kaddib markii laga joojiyay daweynta.

    next
  3. HIV

    Saynab waxay waqtigeeda ugu badan hadda ku bixisaa wacyi galinta dadka la nool firuska HIV iyo inay u sheegto inuu xunuunkan kamid yahay xanuunada ku dhaca aadamaha isla markaana ay wanaagsan tahay inuu qofku mar horeba bilaabo qaadashada dawada.

    next