Telefoon iyo mobileka caaqilka ah

  1. phone addiction

    Mararka qaar waxaad arkeysaa adiga oo si weyn ugu mashquulsan teleefoonkaaga gacanta, waxaana eegeysaa teleefoonka adiga oo raadinaya farriinta ku dhaaftay oo lagu soo diray ama in aad la socota adeegyada kale ee teleefoonka ku jiro.

    next
  2. A teenage boy playing a video game

    Cam Adair wuxuu ugu dambayntii ogaaday in uu la qabsiga ciyaaraha qaabka onlin-ka loo ciyaaro ay tahay wax ka baxsan is xakamayntiisa taasi oo ku kaliftay in uu go'aansado in uu soo afjaro.

    next