Burkina Faso

  1. Thomas Sankara 1983.

    Soddon iyo afar sano kadib markii la dilay madaxweynihii Burkina Faso Thomas Sankara, Thomas Sankara ayaa waxaa dilkiisa lagu eedeeyay 14 qof oo la sheegay inay ku lug lahaayeen qaarijinta ninka lagu magacaabi jiray , "Halyeeygii Afrika".

    next
  2. Afoussatou, Denis iyo inantooda Iris

    Dalka Burkina Faso oo aqlabiyada dadkiisu Muslimiin yahay ayaa waxa sannadihii u dambeeyey waxa ka dhacayey weerarro ay qaadayeen mitidiin Islaamiyiin ahi. Maalintii ka horraysay ciidda Kirismas-ka waxa weerar la tuhunsanyahay in ay qaadeen kooxo jihaad aloos ahi lagu dilay in ka badan 30 qof oo badankoodu haween yihiin.

    next