Moroko

  1. Mudaharaaddo ka socda qunsuliyadda Morooko ee Sevilla

    Wargeyska Financial Times ayaa faallo uu qoray kaga hadlay heshiisyada uu galay ee Bariga Dhexe ee madaxweynaha Maraykanka ee xilkiisu dhamaanayo, Donald Trump, oo kii ugu dambeeyey ahaa in uu aqoonsaday in Saxaraha Galbeed yahay qayb ka mid ah dalka Morooko.

    next
  2. Xaruunta baasaboorka ee Madaarka Larnaca, ee qubrus

    Midowga Yurub ayaa shaaca ka qaaday 14 dal oo muwadiniintooda loo arko inay badqabaaan kuwaas oo loo ogolaan doono inay qaaradaas booqdan wixii ka bilawdo kowda luulyo, iyadoo uu jiro cudurka coronavirus. Maraykanka ,Brazil, iyo shiinaha ayaa ka mid ah dalalka laga mamnuucay inay booqdan yurub.

    next
  3. Surgeon holding a scalpel

    Qolyaha ol'olayaasha sameeya ee ku sugan UK ayaa dowladda ka dalbaday in la mamnuuco qalliinnada ay dhakhaatirtu 'haweenka ugu soo celiyaan bikrada'. Waxay sheegeen in arrintaas loo sameeyo haween ka cabsi qaba in la deyriyo ama xitaa la dilo.

    next
  4. Maxamed Sekkaki

    Nin aad u caan ah oo YouTuber reer Morooko ah ayaa xabsi afar sanadood ah lagu xukumay iyo ganaax lacageed oo 4000 oo doolar ah, ka dib markii lagu helay dambi ah inuu caayey boqorka dalkaas.

    next
  5. Moroccan activists hold posters of Hajar Raissouni at a protest outside the Rabat tribunal

    Dadka u dooda xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in dacwadda ka dhanka ah Hajar Raissouni ay qeyb ka tahay tallaabooyinka ay dowladda ku bartilmaameedsato Suxufiyiinta xukuumadda dhaleeceeya.

    next