Sharci

  1. Mucaawiya Muxumad Burale

    BBC Somali, Nairobi

    Calanka Soomaaliya iyo midka Somaliland

    Maanta oo kale 60 sanadood ka hor waxaa midoobay labadii gobol ee ay kala maamuli jireen gumaystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga. Waxaannu eegaynaa goorta ay soo baxeen qodobadii sharciga ee ku dhisnaa midnimada.

    next
  2. Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa dhawaan ansixiyay matalaadda gobolka Banaadir

    Tan iyo markii baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya uu ansixiyay matalaadda gobolka Banaadir ayaa waxaa soo baxayay dood sharci ah oo ku saleysan qaabka ay tahay in loo maro maqaamaka iyo matelaadda siyaasadeed ee gobolka Banaadir.

    next