Netherlands

  1. magaalada ay guryaheeda dul sabeeyaan biyaha badda

    Dad badan waxay qabaan in xalka ugu muhiimsan uu yahay in mustaqbalka la dhiso guryo dul sabeynayo badda si looga hortaggo dhibaatooyinka ka dhasha cimilada kulul iyo sare u kaca biyaha badda.

    next
  2. Ra'iisul Wasaaraha Netherlands Mark Rutte oo baaskiil ku aadaya shaqada

    Dilka loo geystay xildhibaan Sir David Amess oo u dhashay Britain ayaa muujinayaa jahwareerka amni ee soo wajahay guud ahaan siyaasiyiinta caalamka.

    next