Japan

  1. .

    Sanadkii 2017 ayay aheyd markii Mako oo gabadh ka tirsan qoyska reer Boqor ee dalka Jaban ay shaacisay inay guursaneyso wiil ay isku fasal ahaayeen oo lagu magacaabo Kei Komuro, waxay sheegtay inay si weyn u jeclaatay ninkan.

    next
  2. .

    Kadib saameynta ka dhalatay cudurka Covid-19 waxay noqotay in laga fakaro badaqabka iyo aminga magaalooyinka adduunka si uusan kuugu dhicin cudurka Covid-19.

    next
  3. .

    Boqol qof iyo dheeraad ayaa ku dhaawacmay dhul-gariir xoogan oo ku dhuftay meel ka durugsan xeebta Fukushima ee dalka Japan.

    next