Mexico

  1. Ricardo Valero waxa lagu qabtay isaga oo buug ka xadayay maktabadda buugaagta iibisa ee El Ateneo Grand Splendid oo ku taal Buenos Aires

    Danjirihii Mexico u fadhiyey dalka Argentina ayaa is casilay ka dib markii ay soo baxeen eedo sheegaya in uu wax xadayey, waxaana sidaa muujiyey muuqaal la helay oo tusaya isaga oo buug ka xadaya maktabad buugaagta lagu iibiyo.

    next