Cuba

  1. Cuba

    Waxay ahayd October 1962. Dunidu waxay qarka u saarneyd dagaal nukliyeer la isku adeegsado. 14-kii October, diyaarad kuwa wax basaasa ah oo Mareykanka laga leeyahay ayaa ka war heshay in Midowgii Soofiyeetka (oo haatan Ruushka ah) uu hubka nukliyeerka ku daad gureeyay Cuba.

    next