Ciyaaraha Fudud

  1. Mo Farah

    Mo Farah oo ku soo noqday ciyaaraha orodada afar goorna noqday horyaalka Olombigga, ayaa jabiyey rikoodhka dunida ee masaafada qof ordi karo muddo saacad ah, waxaanu ku jabiyey tartanka la yidhaa Diamond League oo lagu qabtay magaalada Brussels Jimcihii.

    next
  2. Video content

    Video caption: Falanqeynta yiraaha Toddobaadka iyo filashada Premier League

    Falanqeynta yiraaha Toddobaadka iyo filashada Premier League ayaa idiinkugu soo gudbineysaa barnaamijka.

  3. Ronaldinho

    Laacibkan horey ugu ciyaari jiray xulka qaranka Brazil, Ronaldinho, iyo walaalkii waxay ku eedeysan yihiin in baasaboorro been abuur ah ay wateen.

    next
  4. Video content

    Video caption: Rajada kooxaha daba ordaya Liverpool iyo wararka Premeir league

    Rajada kooxaha daba ordaya Liverpool iyo wararka Premeir league Waxaad ku dhageysataa barnaamijka Ciyaaraha ee isniin kasta oo Mowliid uu soo jeedinayo