Xajka

  1. Sannadkan waxaa nadaafinta hoggaaminayay Sheekh Khaalid Al-Faysal oo ah amiir ka tirsan Boqortooyada.

    Tan iyo intii boqortooyada hadda jirta ay maamuleysay waxaa kacbada la dhaqi jiray laba goor sannadkii, balse ilaa afar sano ka hor ayaa la joojiyay waxaana laga dhigay hal mar sannadkiiba.

    next