Guur

  1. .

    Shiirka kasoo baxa jirkeena wuxuu faahfaahin ka bixin karaa xaaladda caafimaadka ee qofka, sida ogaanshaha cudurrada, tusaale ahaan qofka carabkiisa ka dareemo macaan waxaa laga yaabaa in uu hayo daacuun calooleed halka qofka qabo cudurka macaanka uu urin karo sida tufaax quruntay.

    next
  2. .

    Sanadkii 2017 ayay aheyd markii Mako oo gabadh ka tirsan qoyska reer Boqor ee dalka Jaban ay shaacisay inay guursaneyso wiil ay isku fasal ahaayeen oo lagu magacaabo Kei Komuro, waxay sheegtay inay si weyn u jeclaatay ninkan.

    next
  3. Video content

    Video caption: Qaabeynta aabeyaasha Mustaqbalka - nolosha iyo aabaha wanaagsan

    Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka waxaa lagu qabtay tababar maalin socday oo ay ka qayb galeen ilaa 100 wilal dhalinyaro ah oo da'a ahaan u dhaxayso 17 ilaa 24 jiro ah.

  4. Video content

    Video caption: Garaadso inta aadan guursan - Xalka bilowga ah ee dhibaatada qoyska

    Markanna sheeko ka duwan sheekooyinka aad ku soo maqasheen qeybaha hore ee barnaamijka.