Kuuriyada Koonfureed

  1. .

    Dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa markii ugu horreeysay magaalooyin ka dhisaya badda dusheeda, waxaana mashruucan ka tageereysaa Qaramada Midoobey.

    next
  2. Sawir ka mid ah filimka "ka baxsashadii Muqdisho"

    Filimka oo ay ka muuqdaan labo jilaa oo caan ka ah oo u dhashay dalka Kuuriyada Koonfureed, Kim Yun-seok iyo Zo In-sung, wuxuu ku saabsan yahay "sheeko dhab ah oo qabsatay diblumaasiyiin u dhashay dalalka Kuuriyada Waqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ee ku sugnaa Muqdisho markii uu dagaalkii sokeeye bilowday, 1991".

    next
  3. Abdishakur Asowe

    Journalist

    .

    Maalmahan waxaa si weyn loo hadal hayay filim laga sameeyay xaaladdii diblomaasiyiinta labada Kuuriya ku qabsatay Muqdisho markii uu qarxay dagaalkii Sokeeye 1091-kii. Safiirkii Kuuriya u fadhiyay Soomaaliya ayaa ka sheekeynaya qisadii dhabta ahayd.

    next