Mudaharaadyo ay wadaan ardayda Jaamacadda Bogazici ee dalka Turkiga ayaa socday tan iyo billowgii sanadka, waxaana looga soo horjeedaa go'aanka uu madaxweyne Recep Tayyip Erdogan madaxa jaamacaddaas uga dhigay nin isaga ay isku dhow yihiin oo daacad u ah.
Jamaal Khaashuqji oo ahaa wariye maqaallo ku qori jiray wargeyska Washington Post ayaa bishii October ee sanadkii 2018-kii lagu dilay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.