Gana

  1. Bobi Wine

    Waxa jirtay hees la odhan jiray Casaan, Casaan oo ay qaadi jirtay kooxdii heesaha Raggae ku caanka ahayd ee UB40 la odhan jiray , waxaanay heestaasi noqotay tii loogu jeclaa wadamada Ingiriiska iyo Maraykanka sannadkii 1983.

    next