Jamhuuriyadda Africada Dhexe

  1. Jean-Bedel Bokassa

    Wakhtigan oo kale bishii Sebtember 1979 waxa xilka laga tuuray boqorkii hore ee Afrikada Dhexe, Jean-Bedel Bokassa, waxaanu dalku ku noqday xukunkii Jamhuuriga ahaa ka dib sannado badan oo uu gacan bira ku hayey ninkaas magaciisa lagu xusuusto sheekooyinka badan ee la yaabka lehi. Hadba sooyaalkiisaa fajaca ah maxaa laga yidhi?

    next