Mareykanka

  1. Ilhan Cumar

    Muuqaal laga duubay Boebert oo si weyn u qabsaday baraha bulshada ayaa waxa ay si kaftan ah argagixisanimo ugu eedaysay dhiggeeda Ilhan.

    next
  2. Madaxwayna ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris

    Madaxwayna ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa noqotay haweeneydii ugu horeeysay oo muddo kooban madaxwayne ka noqota dalka Mareykanka.

    next
  3. A woman walks past McDonald's in Hamtramck, Michigan

    Magaalada Hamtramck oo ka tirsan gobolka Michigan mar waxay ahaan jirtay dhulka ay qoondo ahaanta u leeyihiin dadka kasoo jeeda Poland balse hadda waa magaalada kaliya ee ku taalla Mareyknaka ee dowladda dhisan xubnaheeda oo dhan ay muslimiin yihiin.

    next