Suuriya

  1. Asad

    Madaxweynaha talada haya, Bashar Al-Asad ayaan la fileyn inuu la kulmo tartan adag, waxayna u badan tahay inuu si aqlabiyad ah ugu guulaysan doono doorashadaas.

    next
  2. Sergei Lavrov

    Wargeysyada Carabta ayaa faallooyin ka qoray booqasho wefti heer sare ah oo Ruush ahi ku tagay magaalada Dimishiq, weftigaas oo ay hogaaminayaan Yuri Borisov oo ah ra'isal wasaare ku xigeenka dalkaas iyo wasiirka arimaha dibadda Sergei Lavrov.

    next
  3. Video content

    Video caption: Qaraxa laga dareemay daafaha caalamka oo dhan

    Dadkii soo galootiga ahaa ee ka shaqeysanayay Magaalada Bayruut ee uu baabi'iyay qarixii dekadda.