Giriig

  1. Harry Maguire

    Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa sheegtay in kabtankeeda Harry Maguire uu "si buuxda ula shaqeynayo booliska dalka Greek" kaddib markii lasoo tabiyay "fal la sheegay" inuu habeennimadii Khamiista ka dhacay jasiiradda Mykonos.

    next
  2. Xerada qaxootiga ee Kos ee dalka Gariiga

    Dalka Gariiga waa marinka ugu weyn oo dad badan oo qaxooti ah ay ku hamiyaan in ay ka galaan wadamada Yurub,waxaana dadkaan badankoodu ay ka tagaan dalalka qaradda Afrika oo ay ka jiraan dhibaatooyin is biirsaday sida colaado,shaqo la'aan iyo culeysyo kale oo la xiriira noolasha .

    next