Arjantiina

  1. Paula and her father

    Qaar ka mid ah carruurta ay dhaleen raggii gacan ka geystay in "la waayo" kumannaan qof oo reer Argentine ah sannadihii 1970-meeyadii iyo 1980-meeyadii ayaa hadda bilaabay inay ka hadlaan arrimo ka dhan ah aabbeyaashood oo dambiyo galay.

    next
  2. Ricardo Valero waxa lagu qabtay isaga oo buug ka xadayay maktabadda buugaagta iibisa ee El Ateneo Grand Splendid oo ku taal Buenos Aires

    Danjirihii Mexico u fadhiyey dalka Argentina ayaa is casilay ka dib markii ay soo baxeen eedo sheegaya in uu wax xadayey, waxaana sidaa muujiyey muuqaal la helay oo tusaya isaga oo buug ka xadaya maktabad buugaagta lagu iibiyo.

    next
  3. Lionel Messi

    Kabtanka kooxda qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa muudo 3 bilood ah laga mamanucay cayaaraha kubadda cagta ee caalamiga ah, ka dib markii Koobka Qaramada Ameerica uu ku tilmaay mid musuqmaasuq daashaday.

    next