Internet

  1. Lacagta Kenya

    Waraaqahayaga taxanaha ah ee ka imanaya suxufiyiinta Afrika, wariyaha Kenya Waihiga Mwaura wuxuu eegayaa sida deen-ururiyayaasha ay ugu cadhoodaan xeeladoodii ugu dambeeyay ee cabsigelinta si ay u soo ceshadaan amaahda lagu siiyay barnaamijyada dhijitaalka ah.

    next
  2. Internetka oo dib loogu soo celiyey Itoobiya

    .

    Itoobiya waxaa dib u soo laabtay Internetka oo laga jaray labo toddobaad ka hor kaddib rabshadihii ka dhashay dilkii fanaanka caanka ahaa ee Hachalu Hundesa.

    Dowladda ayaa haatan dib u fasaxday qeyb kamid ah adeegga Internetka ee dalkaas.

    Rabshadahaas waxaa ku dhintay in ka badan 200 qof.

    In ka badan 5,00 qof oo isugu jiro siyaasiyiin, weriyeyaal iyo dad kaleba ayay dowladdu xirtay.

    Qaar kamid dadkaas ayaa shaley kasoo hor muuqday maxkamad.

  3. Woman using mobile phone

    Ururka Seynisyahannada ayaa cambaareeyay sheegasho ku saabsan in adeegga internet-ka ee 5G uu wiiqayo difaaca jirka uuna sababayo in xanuunka coronavirus uu sii fido.

    next