Kuuriyada Waqooyi

  1. .

    Duleedka magaalada Albuquerque, ee gobolka New Mexico, koox khubaro ah oo ka tirsan Ciidamada Cirka ee Mareykanka ayaa soo saaray hub dhowr nooc ah: Si looga hortago weerarkasta oo Nukliyeer ah ee Kuuriyada Waqooyi kaga imaan kara.

    next
  2. Kim

    Telefishinka qaranka Kuuriyada Waqooyi ayaa baahiyay wareysi aan caadi ahayn oo ay ka qaadeen nin deggan magaalada Pyongyang oo sheegay in isaga iyo dadka kale ee ku nool caasimadda "ay ka naxsna yihiin" muuqaalka Kim Jong Un.

    next
  3. Kim Yo-jong iyo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un

    Gabadha awoodda badan ku leh dalka Kuuriyada Waqooyi ee la dhalatay hogaamiyaha dalkaasi Kim Jong-un ayaa uga digtay Mareykanka "in aysan xiisad sababin", marka madaxwayne Joe Biden uu diyaarinayo siyaasadaha uu kula dhaqmayo Kuuriyada Waqooyi.

    next