Sudan-ta Koonfureed

  1. Qaar kamid ah macalimiinta Suudaan waxay dhigeen banaanbaxyo ay uga soo horjeedaan sawirka muujinayo Nebi Aadan in uu ka muuqdo buugga

    Muranka iyo khilaafka ka dhashay manhajka cusub ee waxbarashada ayaa qaar kamid ah culimada dalkaas waxay shaaciyeen in dowladda ay dadka ku hoggaamineyso waddo khaldan.

    next
  2. Dadka khamriga cabbaa way la dhuuman jireen

    Muddo soddon sano ah oo sharciga Islaamku ka jiray dalka ayaa Sudan waxay wax ka bedel ballaadhan ku samaysay xeerka ciqaabka ee dalkaas oo waxa ka mid ah in dadka aan Muslimiinta ahayn loo ogolyahay khamriga iyo sidoo kale in la laalay ciqaabtii ridada iyo in dadka lagu karbaasho fagaare.

    next