Amni sugid

  1. Caroline Kangogo

    Booliska ayaa sheegay inay dhib badan kala kulmeen raadinta haweenaydan maxaa yeelay waxaa adag in la helo qaab lagula xiriiro maadama ay teleefonkeeda kaga tagtay goobtii ugu horeysay ee ay dilka ka geysatay.

    next
  2. Saadaq Joon

    Taliyahii Qaybta Guud ee Booliska gobolka Banaadir, Saadaq Cumar Xasan oo loo yaqaan "Saadaq Joon" ayaa sheegay in uu is hor taagay kulankii maanta ee Barlamaanka sidaas na uu ku baaqday kulankaasi.

    next
  3. Ibrahim Maxamed Aden

    BBC Somali, Muqdisho

    Gabar codeyneysa

    Halkii kursiba, musharrixiinta ku tartameysa waxaa u codeyn doona 101 qof, waxayna ka dhigan tahay in tirada guud ee codeynaysa ay gaareyso 27,775 Ergo.

    next
  4. .

    Booliska gobolka Georgia ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in shaqada laga ceyriyay sarkaal boolis ah kaddib markii uu kusoo baxay muuqaal muujinaya isaga oo dhulka ku tuuraya nin madow ah isla markaana dharbaaxaya.

    next