Kooxda Khilaafada Islaamka

  1. Turkey Greek border

    Turkey ayaa billaabay in uu dalkiisa ka musafuriyo dadka shisheeyaha ah ee la sheegay in ay xiriir la leeyihiin kooxda la abxday Dowladda Islaamka, in kastoo waddamada qaar ee reer Yurub ay diidan yihiin in ay soo dhaweeyaan muwaadiniintooda ka soo barbar dagaallamay kooxdaasi.

    next
  2. Abu Bakr al-Baghdadi

    Mareykanka ayaa goor dhaweyd shaaciyay in hoggaamiyihii muddada dhuumaaleysiga ku jiray ee kooxda la baxday Dowladda Ismaalka ee Daacish lagu dilay hawlgal milatari oo Mareykanka uu ka sameeyay woqooyi galbeed Suuriya.

    next