Ciraaq

  1. A girl being proffered several wedding rings

    Baaritaan qarsoon oo ay sameysay laanta BBC-da ee luuqadda Carabiga ayaa muuqaal looga soo duubay arrin la qarinayay oo ka jirta magaalooyinka Baqdaad iyo Karbala ee dalka Ciraaq. Wadaaddo muslimiin ah ayaa si fatwo ah u fasaxaya in rag muddo gaaban xaasas u baahan ay lacag ku bixiyaan inay u galmoodaan gabdho qaarkood aysan qaangaarin.

    next