Dowladda Kenya ayaa walaac ka muujisay halis amni oo ka imaan karta dhageysiga kiiska Badda ee Maxakamadda ICJ ay billaabweyso 15-ka bishan March, maadaama laga dhigayo qaab muuqaal ah.
Cilmi baareyaal ayaa Waqooyiga Kenya ka wada shaqo ay uga hor tagayaan in fayras halis ah - oo noociisu yahay Mers, oo ay qabaan geela uu mar kale usoo gudbo bani'aadanka. Laakiin howshooda waxaa adkeynaya isbaddalka Cimilada.
Shacabka dalka Kenya ee aan Muslimka aheyn ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qaabka loo aasay senetarkii magaalada Gaarisa, Maxamed Yuusuf Xaaji oo shaley lagu aasay qubuuro ku yaalla Nairobi.
Maxkamadda Caalamaiga ah ee Caddaaladda ee ICJ ayaa gaashaanka ku dhufatay dalab uga yimid Kenya oo dooneysay in dib loo dhiga dhageysiga dacwadda kala dhexeysa Soomaaliya.