Dhaqaalaha

  1. Madaxweyne Erdogan

    lacagta Turkiga ee Lira ayaa hoos u dhac ku yimid xilli ay malgashatada ay walaac ka muujinayaan dhaqaalaha Turkiga kaddib saameynta feyraska Koroona iyo xiisadda ka dhex taagan dalalka ka tirsan gaashaan buurta Nato.

    next
  2. Japan's bailout has been the biggest

    Waxaan dhinacyo kala duwan ka eegeynaa sida ay dalalka ula tacaalayaan hoos u dhaca dhaqaale ee ka dhashay xayiraadaha uu sababay Corona Fayras.

    next