Afrika

  1. In the absence of food people eat locusts to survive.

    Dalka Madagascar ayaa qarka u saaran inuu wajaho "macluushii ugu darnayd isbeddelka cimilada" oo markii ugu horreysay adduunka ka dhacda, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.

    next
  2. Luuqad

    Dadyow badan oo reer Afrika ah ayaa lumiyay luuqaddooda hooyo sababo la xiriira luuqadda Ingiriiska oo ay ka dhigteen luuqadda keliya ee ugu habboon ee lagu hadlo iyo in guusha mustaqbalka ay ku xiran tahay barashada luuqadda Ingiriiska.

    next
  3. Lacagta Kenya

    Waraaqahayaga taxanaha ah ee ka imanaya suxufiyiinta Afrika, wariyaha Kenya Waihiga Mwaura wuxuu eegayaa sida deen-ururiyayaasha ay ugu cadhoodaan xeeladoodii ugu dambeeyay ee cabsigelinta si ay u soo ceshadaan amaahda lagu siiyay barnaamijyada dhijitaalka ah.

    next