Cunto

  1. W/Q:

    Cali Xalane, BBC laanta Carabiga

    Way jiraan rag badan oo xaasaskooda ka caawiya howsha jikada. Axmed Joohari iyo Hibo, oo deggan UK ayaa ka mid ah.

    Way yartahay in la arko rag Soomaali ah oo jikada ku jira oo cunto u karinaya qoyska, sidoo kalena caawinaya xaaska. Maxay tahay sababta?

    next
  2. A salad on a plate

    Sida aan u jecel nahay calaalinta raashinka, sida baradhada la dubay, buskudka iyo raashinka kale ee quraac ahaanta loo cuno waxay si qota dheer ula xiriirtaa shanqarta aan maqleyno marka aan ruugeyno, sida uu sheegay Charles Spence, oo ah seynisyahan ka tirsan jaamacadda Oxford.

    next