Indonesia

  1. Iskuuladu hadda ka dib hablaha ardayda ah kuma khasbi karaan xaijaabka

    Ka dib markii uu bulshada aad ugu dhex faafay muuqaal muujinaya ardayad Masiixiyad ah oo lagu dirqiyayo in ay fasalka ku dhax xidhato khimaar, ayaa Indonesia dugsiyada dawladda ka mamnuucday in labiska diimeed lagu khasbo ardayda.

    next
  2. Sita Tyasutami

    Sita Tyasutami waxay ka sheekeneysaa astaamaha cudurka corona, inkasta oo ay jiifto isbitaal ku yaalla caasimadda Indonesia ee Jakarta, welina lama ogaan xaaladdeeda caafimaad, Iayada iyo hooyadeed Maria waxaa la seexiyay hal isbitaal, lamana ogaan cudurka ku dhacay.

    next
  3. Indonesian nurses wear raincoats to protect themselves from virus

    Shaqaalaha caafimaadka ee safka hore uga jira dagaalka ka dhanka ah coronavirus waxay ku khasban yihiin inay si iskood ah u iibsadaan dharka iyo qalabka ay isaga difaacayaan cudurka. Dhakhaatiir iyo kalkaaliyeyaal da'dooda ay tahay dhowr iyo 30 sano ayaa ka mid ah dadka coronavirus ugu geeriyooday dalka Indonesia.

    next