Rwanda

  1. Joselyne Umutoniwase

    Toddobaadkan taxanaha BBC-da 'The Boss' wuxuu soo bandhigayaa hoggaamiyeyaal ganacsi oo kala duwan oo ka kala yimid daafaha dunida. Toddobaadkan waxaan la hadlaynaa nashqadyahanadda dhanka dharka ah ee reer Rwanda Joselyne Umutoniwase.

    next
  2. Felicien Kabuga

    Ganacsade hodan ah oo la yidhaa Felicien Kabuga ayaa muddo labaatan sano iyo dheeraad ah ka dhuumaalaysanayey dacwad oogeyaasha maxkamadda Rwanda ee baadhayey xasuuqii dalkaa ka dhacay, waxaanu adeegsan jiray 28 magac oo been ah iyo xidhiidho uu la leeyahay dad awood ku leh labada qaaradood ee Yurub iyo Afrika.

    next