Bariga Dhexe

  1. Waxaa dhoolatuskan ka qeyb qaatay maraakiibta dagaalka ee Mareykanka

    Tallaabadan oo aan cidna aysan maskaxdeeda ku soo dhacdeen saddex sano ka hor, ayaa ciidammada badda ee dalalka Khaliijka waxay bilaabeen dhoolatus milateri oo wadajir ah, taasoo ah tii ugu horreysay ee ay abid la sameeyaan dhiggooda Israa'iil, iyagoo kaashanaya ciidammada badda ee Mareykanka.

    next
  2. add

    Bishii Febrayo sanadkii 2017, koox aanan heebtooda la aqoonin ayaa jabsaday xarun cidla aheyd oo ku taallay caasimadda Iran ee Tehran halkaas oo laga dhacay dokumentiyo, khariidad, cajalado lagu keydiyay xog xasaasi ah oo ku saabsaneyd barnaaamijka nukliyeerka Iran.

    next
  3. السادات وقادة الجيش المصري في عرفة العمليات المركزية خلال حرب أكتوبر

    Dukumiintiyada Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday in midowgii Soofiyeeti "ay kula taliyeen madaxweynihii geeriyooday ee Masar Anwar Sadat inuu doorto oo uu duullaanka qaado 6Oktoobar 1973" si uu uga gudbo Kanaalka Suweys una bilaabo weerarka ciidanka Israa'iil ee qabsaday Sinai.

    next