Aljeeriya

  1. Chaïma

    Dibadbaxyo ayaa lagu qabtay magaalooyin dhowr ah oo ku yaal Algeria si loo dalbado tallaabo lagu joojinayo rabshadaha ka dhanka ah haweenka ee kufsiga iyo dilka ah, kaddib markii ay sidaasi ku dhacday gabadh dhallinyaro ah.

    next
  2. .

    Kiis ku saabsan kufsi iyo dil loo geystay gabadh 19 jir ah ayaa kala qeybsanaan dhinaca ra'yiga ah ka dhex abuuray shacabka waddanka Algeria, kaddib markii meydka haweeneydaas da'da yar laga helay gudaha kaalin shidaal oo ku taalla gobolka Boumerdes, ee bariga dalkaas.

    next