Kubadda cagta

  1. Harry Maguire

    Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa sheegtay in kabtankeeda Harry Maguire uu "si buuxda ula shaqeynayo booliska dalka Greek" kaddib markii lasoo tabiyay "fal la sheegay" inuu habeennimadii Khamiista ka dhacay jasiiradda Mykonos.

    next
  2. Ciyaartoyda sida ula kaca ah u qufacda oo loo taagi karo kaarka cas

    .

    Ciyaartoyda sida ula kaca ah ugu qufacda ciyaartoyda kale ama garsoorayaasha ciyaaraha ayay suurgal tahay in la siiyo kaarka cas, sida uu sheegeen kooxaha dejiya shuruucda kubadda cagta iyo xiriirka kubadda cagta ee Ingiriiska.

    Golaha ururka kubadda cagta ee adduunka ayaa sheegay in arrintaas ay soo hoosgaleyso sida 'ku kicidda fal dambiyeed iyo aflagaadaynba’.

    Ururka wuxuu intaas ku daray in 'dhammaan dambiyadaas ay tahay in garsooraha uu go’aan ka gaaro.

    Go’aankan ayaa imaanaya xilli dunida uu faro ba’an xanuunka safmarka ah ee feyraska korona.

  3. Messi oo markii lixaad noqday laacibka dunida.

    ciyaartoyga Barcelona ee Lionel Messi ayaa ku guulaystay, ciyaartoyga ugu ragga ee billadda ay bixiso Fifa, taas oo lagu guddoonsiiyey Milan. Isaga oo ka qaaday ciyaartoyga reer Juventus ee Cristiano Ronaldo iyo ka Liverpool ee Virgil van Dijk.

    next