Ka dib markii ay suurto geli wayday in ay xisbiyada kuraasta baarlamanka ku guulaystay midkooda soo dhiso xukuumad wadaag ah, ayaa Israel waxa markii saddexaad muddo sanad ka yar gudaheed laga qaban doonaa.
Dowladda Eritrea ayaa sheegtay iney laanta sirdoonka Mareykanka ee CIA ay isku dayday iney afgambi ku sameyso sida ay muujinayaan caddeymaha cadcad ee aan helnay.
Ra'isal wasaaraha Israel, Benjamin Netenyahu, ayaa shaaca ka qaaday in uu maaganyahay in uu dooxada Urdun iyo woqooyiga Baxrul Mayit (ee Daanta Galbeed) u soo goyn doono Israel hadii uu ku guulaysto doorashada guud ee dalkaa ka dhici doonta todobaadka dambe.