Xuquuqda Dumarka

  1. Video content

    Video caption: Puntland oo mamnuucay gudniinka Gabdhaha

    Wasiirka Cadaalada Puntalnd, Cawil Shiikh xaamid, ayaa Bbc u sheegay in ay tahay sababta ay ujoojiyeen Gudniinka Fircooniga ah.

  2. Video content

    Video caption: Khachaturyan sisters: Dacwad dil oo argagax ka abuurtay dalka Ruushka

    Kiiska seddax gabdhood oo walaalo ah oo lagu eedeeyay in ay dileen aabahood ayaa weli ka socdo Ruushka kaas oo argagax ka dhex abuuray shacabka dalkaas.