Mali

  1. Ciidamada shirkadda gaarka ah ee Ruushka waxay hadda ka howlgalaan Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe.

    Iyada oo Ruushku isku dayayo inuu kordhiyo saamaynta uu ku leeyahay gobolka, ayaa wasiirka gaashaan dhigga Faransiiska ayaa uga digaty Mali in ay wax heshiis ah la gasho shirkad ka shaqaysa hawlaha nabadgelyad oo Ruushka laga leeyahay.

    next