Eretariya

  1. Debretsion Gebremichael

    Wuxu ahaa dagaal yahan hore oo jabhad ah oo ka jara ciidamada Itoobiya isgaadhsiinta, Debretsion Gebremichael haatanna wuxuu horseed ka yahay dagaal lagaga soo horjeedo xukuumadda Ra'isal Wasaare Abiy Ahmed oo ay ku diririyaan gacan ku haynta gobolka woqooyi ee Tigray oo lagu tilmaamay "ubucda" qarankaas.

    next
  2. Video content

    Video caption: Soomaaliya iyo Eritrea: Ma qarda-jeex baa in warqad loo diro madaxweyne Farmaajo?

    Guddiga Arrimaha Dibadda baarlamanaka Soomaaliya wuxuu soo saaray warqad uu madaxweynaha, Rasal wasaaraha iyo Guddoomiyaha baarlmaanka uga codsadeen in ay cadeyaan

  3. Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in howlgal ammni ay ka wado gobolka Tigray

    Ciidamada Itoobiya ayaa rasaas ku furay sidoo kalena xiray shaqaalaha Qaramada Midoobay kadib markii ay si toos ah u dhex mareen laba bar kontorool oo ku yaalla waqooyiga gobolka Tigray, afhayeen u hadlay dowladda oo lagu magacaabo Redwan Hussein ayaa sidaas xaqiijiyay.

    next
  4. .

    Muddo ka badan saddex toddobaad, Abiy Axmed wuxuu ciidamo u diray gobolka Tigray si meesha looga saaro maamulka TPLF ee ka taliyo halkaas kaddib markii lagu eedeeyay inay weerar ku qaadeen saldhigga militeriga ee ku yaalla gobolkaas.

    next