Deegaanka

  1. Faadumo

    Faadumo Ismaaciil oo ku magac dheer Faadumo Waryaa waxay ku dhalatay kuna barbaartay dalka Sucuudiga balse Muqdisho ayay dib ugu laabteen iyada iyo qoyskeeduba dhawr sanno kahor.

    next
  2. Georges Brossard

    Georges Brossard waxaa uu inta badan noloshiisa ku qaatay inuu dadka baro qaar kamid ah cayayaanka aanan la aqoon.

    next